Hashi
Hashi
  • Видео 799
  • Просмотров 11 435 965

Видео

Diyaarada Itoobiya Oo Markale Soomaaliya Ku Xadgudubtay | Barnaamijka Wara-wareyn
Просмотров 3,7 тыс.Час назад
#SubcribeHashi
Xogaha Shirarka Xasaasiga Ah ee Deni Ka Wado Nairobi
Просмотров 11 тыс.2 часа назад
#SubcribeHashi
Maraykanka Oo Israaiiil Dagaalka Kaga Baxaya & Xaalada adag Bariga dhexe
Просмотров 22 тыс.2 часа назад
#SubcribeHashi
Xasan Sheekh Muxuu Aby Ahmed Uga Warwareegayaa?
Просмотров 12 тыс.4 часа назад
#SubcribeHashi
Maxaa Ka Soo Kordhay Ciidanka Masar ee Somalia Soo Degaya
Просмотров 33 тыс.7 часов назад
#SubcribeHashi
Guusha Weyn ee Sheekh Shariif Gaadhay iyo Hadalka Cusub ee Ka soo Yeedhay
Просмотров 18 тыс.9 часов назад
#SubcribeHashi
Ciidamadii Shisheeye ee Dalka Ka Bixi Lahaa Oo La Hakiyey
Просмотров 17 тыс.12 часов назад
#SubcribeHashi
Itoobiya Oo Markale Ku Celisay Inay Qaadan Doonto Badda Somalia, Cidna aysan Ka Baryeyn
Просмотров 16 тыс.14 часов назад
#SubcribeHashi
War Deg Deg Ah Xanuunka Cusub ee Faafaya Dunida Lagaga Dhawaaqay
Просмотров 11 тыс.14 часов назад
#SubcribeHashi
Sirta Cusub iyo Sagaalka Heshiis ee La Saxiixay | Barnaamijka Wara-wareyn
Просмотров 20 тыс.16 часов назад
#SubcribeHashi
War Deg Deg ah Wasiir Fiqi oo Ku Dhawaaqay War Naxdinleh
Просмотров 30 тыс.16 часов назад
#SubcribeHashi
Israaiil oo Toos Uga Baqday Iiraan iyo Maraykanka oo Ay Ka Tuugtay Inuu Difaaco
Просмотров 18 тыс.19 часов назад
#SubcribeHashi
Maxay Wadanyiinta Soomaaliyeed Ugu Arkaan wada Hadalka Turkiga Xaraan
Просмотров 9 тыс.19 часов назад
#SubcribeHashi
Wararkii Ugu Dambeeyey Shirka Badda Somalia Lagu wareejinayo ee Turkiga Ka Socda
Просмотров 20 тыс.21 час назад
#SubcribeHashi
Ethiopia oo Ku Dhawaaqday In Baddii Somalia La Siiyey 120 Milyan ee Baahan
Просмотров 28 тыс.День назад
Ethiopia oo Ku Dhawaaqday In Baddii Somalia La Siiyey 120 Milyan ee Baahan
Pakistaan Oo La sheegay inay Gantaalaheedii U Rartay Iraan
Просмотров 22 тыс.День назад
Pakistaan Oo La sheegay inay Gantaalaheedii U Rartay Iraan
Soomaliya oo Markale La Kala Iibsaday | Barnaamijka Wara-wareyn
Просмотров 23 тыс.День назад
Soomaliya oo Markale La Kala Iibsaday | Barnaamijka Wara-wareyn
Iraan Oo Hiilkii U Horeeyey Ka Heshay Wadamads Islaamka
Просмотров 40 тыс.День назад
Iraan Oo Hiilkii U Horeeyey Ka Heshay Wadamads Islaamka
Xasan Sheekh Oo Foosiya Xaaji Adan Si Rasmi ah U Eryey
Просмотров 16 тыс.14 дней назад
Xasan Sheekh Oo Foosiya Xaaji Adan Si Rasmi ah U Eryey
Ninka Ay Sida Weyn Israaiiliyiintu Uganda Baqaan ee La Wareegay Qasa
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
Ninka Ay Sida Weyn Israaiiliyiintu Uganda Baqaan ee La Wareegay Qasa
Xabaddu Waxay Qarxaysaa Daqiiqadksta Oo Hada Ka Bilaabata
Просмотров 23 тыс.14 дней назад
Xabaddu Waxay Qarxaysaa Daqiiqadksta Oo Hada Ka Bilaabata
“Maamulkasta Wuxuu Noqday Qabiil, Sanaagna Waa La wada Degaa ee Nabad Ha lagu Wada Maamusho”
Просмотров 7 тыс.14 дней назад
“Maamulkasta Wuxuu Noqday Qabiil, Sanaagna Waa La wada Degaa ee Nabad Ha lagu Wada Maamusho”
Carabtii Oo Iraan Ka Tuugayda Inaysan Israaiiliyiinta Weerarani
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
Carabtii Oo Iraan Ka Tuugayda Inaysan Israaiiliyiinta Weerarani
Waddanka Muslimka ah ee Haweenaydu doonayso inay Burburiso | Wara-wareyn
Просмотров 4,7 тыс.14 дней назад
Waddanka Muslimka ah ee Haweenaydu doonayso inay Burburiso | Wara-wareyn
Dabaal Degyadda Ka Soconaya Bangaaladiish iyo Haweenaydii Hindia Gashay
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
Dabaal Degyadda Ka Soconaya Bangaaladiish iyo Haweenaydii Hindia Gashay
Cabsi Balaadhan oo Muqdisho Ka Taagan iyo Ciidamada Dadka Xasuuqay
Просмотров 16 тыс.14 дней назад
Cabsi Balaadhan oo Muqdisho Ka Taagan iyo Ciidamada Dadka Xasuuqay
Ciidamada Maraykanka oo Bariga Dhexe Ku Qul Qulaya Xaaladda Dagalka
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
Ciidamada Maraykanka oo Bariga Dhexe Ku Qul Qulaya Xaaladda Dagalka
Iraan oo Qorsheynaysa Dilka Madaxda Israaiiliyiinta
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
Iraan oo Qorsheynaysa Dilka Madaxda Israaiiliyiinta
Dagaalkii Bariga Dhexe Oo Fiday iyo Israaiil oo Weerartay Bayruut
Просмотров 26 тыс.21 день назад
Dagaalkii Bariga Dhexe Oo Fiday iyo Israaiil oo Weerartay Bayruut

Комментарии

  • @YaxyejaamacOsmaan
    @YaxyejaamacOsmaan 7 секунд назад

    Salayman widhwidh maa timid

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 21 секунду назад

    Xashi xagee joogtaa😊

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 6 минут назад

    Sida ogu dhaso badan holo joojiyo itopian airline ineysan sogalin hawada somaaliya deg deg talobo haloga qaado dadnimo xumada dowlada maxey tahay talaabo deg deg halaga qaado itopian airline .

  • @user-ub7dj6iv3m
    @user-ub7dj6iv3m 7 минут назад

    Cccccccccccccccc

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 15 минут назад

    Sida amniga iyo kaladanbaynta loo ilaaliyo waa in Dalka hal meel lagasoo dagto si loola socdo dhaq dhaqaaqa qofkasta oo sogalaya dalka

  • @radiomideeye3862
    @radiomideeye3862 16 минут назад

    dalku madaxweyne sidi Syad barre ayu wakhti xadirka u bahanyahay

  • @radiomideeye3862
    @radiomideeye3862 18 минут назад

    farmajo ayan u bahanahay siri qabku u so noqdo

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 21 минуту назад

    Capital Somaliland dheh xaasid bad tahay cuqdadba ku hayisa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 минут назад

    Garowe iyo muqdhisho uunbay ka jojin karta blse hawada somaliland dawlda somaliland aya ka talisa amirkida mooye mid shaqynysa male

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 31 минуту назад

    Somali intanto Taliskan Dayuuska ah joga subax erano haksugin Nadal muklaalka maxi Lo Tuuro wa cuna baxi Baku dhinte

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 33 минуты назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢allah cadowgeda Somalia 🇸🇴 hajabiyo

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 33 минуты назад

    Xamar kajoojiya Hargaysa way imanaysaaye mugdishana waxba laga waydiinmaayo Soomaaliland guuul

    • @diallyfunnymemes
      @diallyfunnymemes 9 минут назад

      Wllhi caqli ma lihid hal diyaarad kama soo dagi karto cigaal bilaa fasaxa muqdisho adeer 30 prank baad ku jirtaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 34 минуты назад

    AF BEEEEN BEEEEN DAL LAGUMA NOQDO CAALAMKU WUUU OGYAHAY TWO COUNTRIES DIFFERENT

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 36 минут назад

    Habartii shuuba ahayd wali may nooshahay soonagii barihore dabka karidnay maqsinbaa ufuraa Ama guri ay jidhkeeda ku iibiso Xasan gurguurte ka hor

  • @wiilgarasho8362
    @wiilgarasho8362 37 минут назад

    Xasan wakiil ayaa sabab u ah xadgudubka itoobiya

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 38 минут назад

    Ereteria way caydhisay diyarada itopia ee somaliya dad qarabo laha xasan dhiqo baa qandaraaslalee

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 39 минут назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 uraaye hawada soomaliland ta kiiniya ta jabuuti waa isku mid dalkastaa hawadiisa isagaa leh

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 40 минут назад

    Dawlad nimo kamajirto somaliya

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 42 минуты назад

    Kkkkkkkkkkmmmm failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed only 3km

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 43 минуты назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅fake news 😂😂😂😂😂😂

    • @aaa1211
      @aaa1211 42 минуты назад

      Tuugo ☠️😱

    • @amnoali8348
      @amnoali8348 33 минуты назад

      @@aaa1211 😂😂😂😂😂😂

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 44 минуты назад

    Somaliland is not Somalia 😂😂so Somalila stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 45 минут назад

    hooy hawiyoow dalkan hada idinkaa kamasuul ah oo xukumee neefkan magac xumada idiin soojiiday dalka kaqabta ama dib qof hawiye ah dalkan lagu aamini maayo ogaada

  • @mohoasad2331
    @mohoasad2331 48 минут назад

    Nio aniga kuwa wararka soo tabiya lahadli.maaye ee waxn lahdlaya dhalinyarta halakn comentiyada ka dhiibta nio meshan haka xanunsanina marwalbo negative ayaa dalkina laga shegaya oo dalkale ugu wacn waxna kama qaban kartan waxadan wax ka qaban karin malinwalbana aad maqleso xaqiqii waad ku xanunsan waliba xanun nafsiyan ah oo fikir.indirect ah kugu reeba marka dareen hadalka aan faa.idada lahyn io wararka lacag raadiska yuusan xanun idinku ridin waan ognhy dalkena waxa u.kusuganyhy mid mid.baanu u.ognhy maqalkina ilaashada hdii aydan dalkina ilaashan.karin oo mardambe ayuu idin anfici dona dalkina aad wax uga qabandontin maqlkina 👏

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 48 минут назад

    kkkkk maku dhacaa fulaygan dalka haaystaa

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 50 минут назад

    Wadajirka soomaaliya Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Somaliyada wadajirtaa aaway ? Viva dalka somaliland iyo dalka ethiopia Maasha-Allah Maasha-Allah Maasha-Allah Maasha-Allah Maasha-Allah Maasha-Allah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 50 минут назад

    kkkkkkkk xasan xabaali qote jilicsan qofbaahani gob maaha wixii lsdoonaa laga samaaysanayaa

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 51 минуту назад

    😂😂😂

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 56 минут назад

    😭💔🇸🇴Hadii Adan laheen Dowlad Lakaga Cabsooda 😭💔🇸🇴 Mise Madaxwene Somaliyed oo Mawaadiintisa u Hiliyaa 😭💔🇸🇴Maxaa diiday in Lugu Xadgudba 💔😭🇸🇴🇸🇴💔😭🇸🇴💔😭🇸🇴😭💔🇸🇴

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u 56 минут назад

    Xaashiyow aankusaxee soomaalidii hore mise tandanbe soomaalidii hore adaaba iigawarroon oo og taariikhda maanta dal soomaaliya layidhaa majireen hadday quudhsiga qaadanayaa ilaahay kasakow soomaalida maantana madaxdoodii baa quudhsi qaadatay ummad niyad jabsan xaashiyow waxwalba kafilo waayo maaha ummad kusoo barbaartay dawladnimo ,nidaam, waxyaabaha laga diiro ee quudhsigaa laqaadan iyo iwm walaal qabka waxaa bilaaba dawladda iyo madaxdeeda markaasay ummadooduna kudayataa maanta qofka soomaaligaa ee aqoonta iyo qabka leh wax ha usheego walaalkiisa soomaaligaa ee aqoonta lahayn ee lagayaabo inay duruufu kareebeen maanta dunidu luuqad kale ayuu uyaqaanaa bahdilka qofka soomaaligaana ee aan aqoontalahayna wuxuu bahdil uyaqaanaan qaabka deegaankiisa

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 56 минут назад

    Asc wagar yaakhi gacanta xasan sheehk gacantiisa bidix haday itoobiya kumoranto turkigu hadhax dhaadiyo

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 57 минут назад

    Xasan baahane baa lacag ubaahan wadankina siaasu Kalumiyey

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 57 минут назад

    Ha noogafin bahdil dadka qaataa waa kan amxaarada baryayee

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 57 минут назад

    Oo marka jaadka yaa u keenaya madaxdeena

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 58 минут назад

    Waxaan ka yaabay way baryayaan iskuma kalsoona duli ilaahay idin bad amxaaraday baryayaan

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 58 минут назад

    Xasan Sheekh Maxamuud Ma Joojin Karo Waayo .Waxa Uu U Joojinwaayay Ayuu Qabaa??

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 Час назад

    Waa in lajoji yaa ayada daan

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur Час назад

    Sasan sheekh baalacag u baahan

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane Час назад

    Waa wadan deegaan isu badaley

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane Час назад

    Waa Sida dalkii soomaaliya loo bahdilay Parliament soomaaliya waxay Ku Mashquulsan yihiin ama ay la soo taaganyihiin Muqdisho anagaa leh

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 40 минут назад

      Kaalay ku xaar uraaye dalka jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland government hawadii soomaliland soomaliland baa xukunta badeeda dhulkeeda kkkkkkkkmmmmmmmmmmmm fashilkii udanbeeyay bacaac bacaaC

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Час назад

    Dadka Soomaaliyeed ma ogyihiin in aay Diyaarada Itoobiya aay isticmaasho erayga "Domestic flight" marka aay u socoto Hargeeysa, Garowe, Muqdishana aay dhici karto sida iyada oo u socoto, Jigjiga iyo Harar? Ereygaas oo loo isticmaalo duulimaadyada dalka gudihiisa ah! Domestic flight "duulimaadka gudaha" International flight "duulimaadka dibada"

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 Час назад

    Dowlad diyaarada itoobiya wax ka qaban kartaa ma jirto

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 37 минут назад

      Huuuraale duulimaadya soomaliland waxay xukuntaa badeeda cirkeeda iyo dhulkeeda huuuraaaaasle bacaaaac ooo hin

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 36 минут назад

      Bacaaaaac bacaaaac hawadu waa kala laba meelood huuuraaale

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Час назад

    Somaliland soo habaar ciilan waaxid

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 59 минут назад

      Meshan Oromo logama hadloyo

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 59 минут назад

      Orodo cuqdada isla dimo

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 14 минут назад

      @@YAQUBPRO1 ayaa oramh edo hargysa alle kasokowa aniga leh o ka danbaabna waxanu rabano mayo waxa kale kama sokonyaa

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 Час назад

    Hadin wax iska cilin karin iska dhaafa hadii kale ha barytoomina maalin iyo habeenba ha batyoomina

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. Час назад

    Somaliya goorma ayay gob noqotay, dunida wax liita ayay ka tahay, ethopiyana sida dunida looga arko ayay ula dhaqantay

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Час назад

    Xasan-aboor ma cabasho iyo calaacal ayuu 24ka saac ku jirayaa? Go,aan adag ayay u baahan tahay In laga qaato,iyo masuuliyad.

  • @FutoXar
    @FutoXar Час назад

    Xamar ma dal baa waa tuulo weyn eh

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Час назад

    Asc eng xashi hadal bey somalida uga soohartay. Somalida maleh ficil iyo in aay kajawaban xad gudubyada lagu hayo waxana kenaayo aqoon uma laha somalida waxa lagu sameynaya marka waa in ay bartan madaxweeyne da somalida sharuucda calamiga ah iyo international law ga si aay ujala gartaan waxa aay xaqa ulleyihiin iyo waxa ayaga xaqa loogu leeyahay. Fadlan taas umariya RUclips yada

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Час назад

    Maxaa dalka looga mamnooci waayey diyaaraddan waddanka.??

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse Час назад

    xukumada addis ababa damaceda walan ee guracan ee ku doneso in bad ee iyada lahen xoog ku qadato wa tee horey u dhahey hadi xelad ku heli weyno xoog ba ku helena run ahanti ethopia waxe aragtey xumad jilicsan in somalia ey ka jirto iyo somalida oo qabiil u kala qeeb qeebsan marka ethopia maxa ka hor istagayo in ey qadato bad eysan lahen awalba dhul somaliyed ku maqna 30 sano ka badan😂

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Час назад

    Iska joojiya dee diyaarada